Ajandaha Kalfadhiga 11aad ee Golaha Wasiirada

Golaha Wakiillada 07-04-2025 Isniin waxaa si rasmi ah Saaka xarunta Golaha Wakiillada uga furmay kal-fadhigii 11aad ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Md. Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa waxaa loo qaybiyay laguna ansixiyey ajandaha kal-fadhiga 11aad ee Golaha Wakiiladu uu ku shaqayn Doono kal-fadhiga 11aad.

Fadhigan oo ay ka soo Xaadireen 42 xildhibaan ayaa waxaa cod gacantaag ku ogolaaday in la Ansixiyo Ajandaha 30-mudane halka ay diideen 8mudane kana aamuseen 3mudane Gudoomiyuhuna aanu Codayn sida Caadada ah, sidaana waxaa ku ansaxay Ajandaha Kal-fadhiga 11aad ee Golaha Wakiillada.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker