Xisbiga Waddani Oo War Murtiyeed Ka Soo Saarey Xeerka Booliska Ee Golaha Wakilada Dib Loogu Soo Celiyey

Hargaysa-(OWN)-Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu war Murtiyeed   ka soo saarey xeerkii Booliska ee dib loogu soo celiyey golaha wakiilada Somaliland

Xisbiga Waddani waxaa uu dib u soo celinta xeerkan ku tilmaamay bilow-ga nidaam kali talis nimo iyo distoor jabin  ay maagan tahay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi .

Sidoo kale War Murtiyeedka oo uu ku saxeexan yahay xoghayaha cadaalada ee xisbiga Waddani waxaa lagu sheegay soo jeedinta Boolisku ay si cad uga hor timid distoorka dalka ee 97 % dadka reer Somaliland u codeeyen……..

Akhriso War-murtiyeedka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker