Qofkii u horreeyey ee Caabuqa Coronavirus oo laga helay Dowlad-deegaanka Soomaalida Ethiopia
Jigjiga (OWN)- Masuuliyiinta Xafiiska Caafimaad ee Dowlad-deegaanka Soomaalida Ethiopia, ayaa shaaciyey in qofkii u horreeyey laga helay caabuqa Coronavirus.
Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose
https://www.youtube.com/watch?v=eJNZLiI-4A0