Daawo:- Xisbiga Waddani oo Sheegay in Musuqmaasuq Baahsani Kajiro Somaliland Hambalyeeyayna Hawsha ay hayaan Guddida Dabagalka hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada.
Hargaysa:- (OWN) Xasan Xuseen oo ah Xoghaya Hanti dhawrka ee Xisbiga Waddani oo warfidiyeenka kula hadlayay Magaalada Hargaysa ayaa sheegay in Musuqmaasuq Baahsani ka jiro Somaliland, Waxa uu sheegay in uu ku amaanayo hawsha dabagalka ah ee ay wadaan Guddiga dabagalka Golaha Wakiilada Somaliland, waxaanu Baaq udiray Madaxwaynaha Somaliland……………. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=0NcnsZtoj3U&t=17s