Nuxurka Mooshinkii Ay Keeneen Xildhibaan Cabdinaasir Qodax iyo Mudanayaashii kale
Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland, Ayaa Ansixiyey mooshinka darajo dalacsiinta Dagmooyinka Caynabo, Taleex iyo Bali-gubadle.
Degmooyinkan, Ayaa Laga Dhigay Darajadda B, Iyagoo Markii Hore Ahaa C.