Booliiska Gobolka Banaadir oo soo qabtay nin lagu eedeeyay dilka haweeneey

Ciidanka Boliiska gobalka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Cabdi Casiis Cismaan Maxamed (Sadaam) oo loo haysto in uu ceego ku dilay Marxuumad Maa’iddo Maxamed Axmed.

Ciidanka ka howlgala Saldhigga Boliiska Degmada Warta-Nabadda oo soo qabtay eedeysanaha ayaa sheegay in Cabdi Casiis Cismaan iyo Marxuumad Maa’iddo oo 17 jir ahayd uu ka dhaxeeyay haasaawe kadibna uu soo kala dhex galay muran dhaliyay gacan ka hadal.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker