Loolan Loogu jiro Xoghayaha Golaha Wakiilada cusub iyo Xildhibaan codsaday Iyo sababta?

EX. Xildhibaan C/qaadir Xaamud, oo ka mid ahaa mudaneyaashii hore ee golaha Wakiiladda Somaliland ayaa eedaymo u jeediyay xoghayaha golahaasi C/rasaaq Ayaanle.

Waxaanu sheegay C/qaadir Xaamud, isaga iyo xubno kale oo ka tirsan golihii hore in laga hor istaagay in ay ka qayb galaan fadhigii shalay.

Taasoo uu sababteedda ku eedeeyay inuu ka danbeeyay xoghayaha golahaasi, kaasoo si weyn loogu dhaliilayay ficilo uu shalay kula kacay xildhibaanadii hore xubnaha mucaaradka.

EX. Xildhibaan Xaamud, oo maanta magaaladda Hargaysa warfidiyeenka kula hadlay ayaa falkaasi ku tilmaamay mid anshax darro ah oo uu sameeyay xoghaye Ayaanle.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker