Xabaalaha Qaddiimiga ah ee Degmada Arabsiyo oo Dhul-boob lagu hayo iyo Guddi is-xil-qaantay oo Baaq u dirtay Xukuumadda

Arabsiyo (OWN)- Cuqaal iyo Waxgarad ka soo jeeda Degmada Arabsiyo, ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay in laga taageero Deyr lagu wareejinayo Xabaalaha Qadiimiga ah ee Degmadaas oo xilligan dayacan, iyagoo dhanka kale sheegay in dhul-boob lagu hayo Dhul bannaan oo loo baahan yahya in xabaalaha lagu kordhinayo.

Muuqaalka Hoose ka daawo Warkan oo faahfaahsan

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker