“Madaxweynuhu Laba Doorasho ayuu Qabtay, tii Saddexaadna wuu qabanayaa oo ma Kordhisanayo” Faysal Cali Waraabe
“Madaxweynuhu wuxuu Qabtay laba Doorasho, tii Saddexaadna wuu qabanayaa oo ma Kordhisanayo” – Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo Arrimo badan ka hadlay