Qaar Ka Mid Ah Haweenka Somaliland Oo Kulan Gaar Ah Oo Aan Si Rasmi Ah Loo Ogayn Ujeedadiisa Ku Yeeshay Madaxtooyadda
Hargeysa (OWN)-Qaar ka mid ah haweenka Somaliland ayaa kulan gaar ah oo aan si rasmi ah loo ogayn ujeedada ka dambaysa ku yeeshay xarunta Madaxtooyadda, Halkan hoose ka DAAWO