Somaliland oo indhaha caalamku mar qudha qabatay tan iyo intay xukuumaddani tallada qabatay

Sida aan ognahay tan iyo intay timi xukuumaddan haatan tallada haysaa waxaad moodaa inay furmeen albaabyo fara badan oo kusoo qulqulaya dhankaa iyo jihada jamhuuriyadda curdinka ah ee loogu yeedho somaliland.

Waxaad moodaa intii ay dhalatay xukuumaddan haatan tallada haysaa  in madaxweynahani uu la kulmay soo dhawayno maqaam  sare ah, markaad diraasayso safarkii ugu danbeeyey ee kukala bixiyay ethiopiA iyo emaraatka carabta.

Waxaad moodaa in ninka loogu yeedho faratoon uu noqday masuul muuqda oo kor u qaaday maqaamkiisii waSiirka khaarijiga  muddadiisa koobnayd ee  loo magacaabay jagaddan, kaas oo la odhan karo waxa uu keenay guulo wax ku oola.

Somaliland oo haysa dhabada  saxda ah ayaa waxA u habboon inay wax qabsadaan,  oo ay kakaaftoomaan hay, ada waayo hay’adu waxay u joogaan had iyo jeer hagardaamada iyo dibin daabyada iyagoo mar walba isku taxluujiya sidii ay  dadkeenu wax  u qabsan lahayn.

Somaliland waxa ay noqon doontaa goob istaraatijaya oo horumood u noqda iftiin ka dhalaalaya dawladdaha geeska afrika.imaraatku hadda waxa uu xidhiidh fiica la sameeyey somalilandn

Tan waxay ubbo fur u noqon doontaa inay dariiq cusub ufurto khaliijka carabta  kale, waxaan u malayn inuu ruushkii berbera daganaa inuu dib ugu soo noqon doono somaliland.

Xalaa kulu xaal somaliland waxa lajirta dabayl caafimaad oo kasocota meel sare taas oo furi doonta guulo badan

 

Hamse riraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker