RAALIGALIN…Shabakadda Salaanmedia oo Hawada ka maqan dib u habeyn ku socota awgeed..

Waxaanu halkan uga cudur daaranaynaa akhristayaasha qaaliga ah ee Shabakadda Salaanmedia ku xidhan oo aanu ka raali galinayno shabakadda oo ay ku socoto shaqo dib u habeyn ah sidaa daraadeed In shaa Allah dhawaan ayuu hawada kusoo noqonayaa..

Waxa aanuna idiinku balan qaadeynaa in aanu warar iyo barnaajijyo xiiso badan idiin soo gudbin doono In shaa Allah.

 

 

Mahadsanidin.

Maamulka Shabakadda Salaanmedia

Hargaysa Office

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker