Ingiriiska oo Liiska Cas Ka Saaray 11 dal oo Afrikaan ah

Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay in dhammaan 11-ka waddan laga saarayo liiska cas ee UK laga bilaabo 4-ta subaxnimo Arbacada.

Dalalka liiska ku jiray ee haatan xayiraadda laga qaaday waxaa ka mid ah Angola, Botswana, Eswatini, Lesotho, Malawi, Mozambique, Namibia, Nigeria, South Africa, Zambia iyo Zimbabwe.

Liiska cas ayaa dib loo soo celiyay dabayaaqadii November si looga hortago korona fayraska cusub ee Omicron.

Laakiin Xoghayaha Caafimaadka UK Sajid Javid ayaa sheegay in fayrasku uu haatan si guud u faafay sidaas darteedna aany sii jiri karin sabab xayiraadaha loo sii wado.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker