Dibad-baxayaal xidhay warshad hubka u sameysa Israel oo Ku Taal UK

Dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuda Falastiin ayaa maalintii saddexaad dibadbax ballaaran ku joojiyay shaqada warshad ay leedahay Israel, taas oo ku taal magaalada Leicester ee waddanka Ingiriiska, isla markaana sameysa hubka iyo qalabka diyaaradaha aan duuliyaha laheyn.

Dibadbaxayaasha qaar ayaa gudaha u galay warshadda, halka qaarna ay weli saaranyihiin dusha sare ee dhismaha iyagoo watay calanka Falastiin.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker