Ciyaarihii gobollada Somaliland ayaa galay mar xalad kale iyo wareega loo yaqaan Quarter final

Waxa laga soo gudbay mar xaladii group stage ayadoo ayadoo ay u soo gudbeen 8 Gobol wareega sadexaad
waxana sidi lugu soo dubay iyo sidi loo kala badiyay aad dib ugu milicsan karta mareegta
Somaliscore https://somaliscore.com/somaliland/

Waxa maanta la ciyaaraya ciyaartii u horaysay wareega Quarter Final ama sideed dhamaad ka waxana ku gulmaayaa
garoonka hargaysa Hawd iyo badhan
sidoo cadada ahayd waxad kala socon karta dhanka Livescore ka oo adeeg markii u horeysay ku kaydinaya ciyaaraha gobolada
si live ahna aad ula socon karto ,Wakhtiga ay socdan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker