Eng Faysal Cali Waraabe Oo Kormeeray Garoonka 2aad ee Magaalada Burco
Burco(OWN) Faysal cali waraabe oo maalmihii ugu dambeyey kusugnaa magalada Burco ayaa mar u booqday garoonka labaad ee burco oo u kormeer ku tagay ayaa xukumada ku eedeeyey inay ka mashquulsantahay kala qayb qaadashada waxyaabaha danta guud ah, xubnaha ku hawlan.
Hoos ka daawo