Cabdimaalik Muuse Coldoon Oo Maanta la horkeenay Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex
Cabdimaalik muuse coldoon, ayaa maanta la horkeenay Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex iyadoo loo akhriyay eedahaha loo haysto.
Jaamacadda Barwaaqo, Dugsiga Abaarso iyo madaxweyne Biixi, ayaa dhibane ka ah dacwadda sida Maxkamadda maanta laga hor sheegay.
Dacwadda ayaa sii socon doonta ilaa go’aan laga soo saari doono. Waxana Coldoon dib loogu celiyay Xabsiga.
” Maxbuuskaasi sadex jeerbaa Xaqiisii lagu tuntuntay (Coldoon)” Garyaqaan Jamaal Mandela oo ka hadalaya arintaas.