Wasiirka Arimaha Dibada Tiawan Oo Kulan Qaabilaad Iyo Soo Dhaweyna Usameeyey Wakiilka Somaliland U Fadhiya Tiawan

Hargaysa (OWN)Wasiirka Arimaha Dibada Wadanka Tiawan Jonsafuu ayaa Kulan Qaabilaad Iyo Soo Dhaweyna Sameeyey Wakiilka somaliland Ujooga wadankaasi Amb Maxamed Cumar axaaji Wasiirka Ayaa Ku Qaabiley Wakiilka Xarunta Wasaarada Arimaha Dibada Ee Tiawan

Waxaana Wasiir Jonsafuu Iyo Amb Maxamed Cumar axaaji Ay Ka Hawada Hadleen Arimaha Xudhiidhka Labada Wadan Iyo Ka Shacab Iyo Dar dar gelinta Cidhiidhka Labada Dal War Qoraala Oo Lagu Daabacey mareegta Wasaarada Arimaha Dibada Tiawan Ayaa Sidoo kale Waxaa Lagu Sheegay Maalinta Beriya Si Rasmiya Loo furi Doona Xafiiska Ay SOMALILAND Ku Yeelanaysay Tiawan Waxaana Uu Wasiir Jonsafuu Bogaadiyey Furitaanka Iyo Ku Fhiirshada Somaliland Ee Xudhiidhka Tiawan Iyo Xafiiska Cusub Ee ay Ku Yeelanayso Isagoona Uu Sadhaweeyey Furitaanka Xafiiskaasi Sidoo Kale Dawlada Tiawan Iney Horaata Sanadkan Soo Socda Ee 2021 Shaacisey Iney Somaliland Ka Bilaabeyso Mashaariic Hor Leh Taasiyoo Uu Horey USheegtay Xukuumada Somaliland Dhanka kale Waxaa Iyana Maalinta Beriya Ee 9/8/2020 Lagu Wadaa Iney Iyana Uu U Furmo Xafiiska Tiawan Ku Yaalanaysay Somaliland Hadaba Kulankani Uu Wasiir Jonsafuu Wasiirka Arimaha Dibada Wadanka Tiawan Uu Udanbeeyey Wakiilka Somaliland Ujooga Tiawan Amb Maxamed Cumar axaaji Ayaa imanaaya Xili Ay Cidhiidhka Labada Dal Yeesheen Uu Walaac Xoog leh Uu Ku Abuurey Dawladaha Chine Iyo SomaliyA

Halkan Daawo Muuqaalka Kulanka Oo Dhameystiran

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker