Daawo Beesha Hawiye oo Shirweyne Saacado Qaatay kaga Arrinsaday Waxa ay ka yeelayaan Muddo-kordhinta Farmaajo

Muqdisho (OWN)- Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka Soomaaliya waxa maanta ka furmay shirweyne ay isugu yimaaddeen Odayaasha Dhaqanka, wax-garadka, Aqoonyahanka, Siyaasiyiinta, Xildhibaannada, Haweenka iyo Dhaqalinyarada Beesha Hawiye, waxaana shirka lagaga soo horjeestay muddo-kordhinta loo sameeyey Madaxweyne Maxamed Cadbilaahi Farmaajo.

Shirweynaha oo ay sidoo kale goob-joog ka ahaayeen labada maamul-goboleed ee Galmudug iyo Hirshabeelle, waxa lagaga arrinsaday aayaha dalka Soomaaliya oo xilligan maraya xaalad adag kaddib markii muddo-kordhin laba sanno ah loogu daray madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhammaaday xilli loo diyaar-garoobayey doorashooyin ka qabsooma dalkaas.

Muuqaalka Hoose kaga Bogo oo ka daawo shirweynaha Beelaha Haweiye oo dhammaystiran

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker