Daawo: Iiraan oo Heegankii ugu Sareeyay Galisay Ciidamadeed ,Rabtana inay Weerar ku Qaado Yuhuuda
Daawo: Iiraan oo Heegankii ugu Sareeyay Galisay Ciidamadeed ,Rabtana inay Weerar ku Qaado Yuhuuda, Tan ayaa u Muuqata mid ay Iiraan kaga Aargudanayso Ka dibĀ markii La Gubay Raxan Maraakiibteeda Dagaalka ah oo Maalmihii Tegay Dab la Qabad siiyay .
https://youtu.be/I2mN6JkfcWU?t=19