Ku shacabka Reer Somaliland
Goorma ayaad ka baxaysaa kani waa reer hebel iyo waa laandheere Goormaadse ogaan dalkssgu hodan yahay Goormaase ogaan isbedelka aduunka iyo sida xawaarah ah ee u socdo Goormaadse ogaan masulka aad dooranaysid iyo waxaad ku dooranaysid Goormaadse ogaan in qabyaalad iyo macnsheeda Goormaadse ogaan hadaad masuul.tahay inaad dal iyo dal u shaqayso ee aanad xoogaaga iyo reernimo ku shaqayn Goormaadse ogaan in nidaamka sharci ee aynu dhiganay inaanu ahyn kii saxdahaa Goormaadse wax ka bedeli xulufaysiga qabyaaldeed ee aynu isku doorano khatarta ay leedahy Goormaadse ogaan waxaad magac iyo maamuus ku leedahy inay tahy dadkaaga oonad u kala eexan dhinc kasta Goormaadse hadaad tahy masulka ugu sareeya ogaandonta in hadaad talada wadanka wadi kari waydo aad is casishid taa micnaheedu maaha inaad nacas tahy bal waxad tahy fariid sharftiisa ilaaliyey gartayna amaanadii loo dhiibtey siduu u soo celin lahaa Goormaadse ogaan in dhalinyaradu tahay mustaqbalka iyo beerta keliya ee ummada leedahay hadaad tahy masuul iyo hadaad tihiin shacab Goormaadse ogaan in dalkani dadka ku filan yahay kana badan yahy use u baahanyahy maskaxdii garan lahayd halkay ku jirto Goormaadse ogaan in dhulku hadho dadka iyo waxa kumoolna tegayaan xigmada ka danbaysaa tahay in jilba jiil meelwanaagsan gaadhsiiyo sii kii kale halkii uga sii wado Goorma ayeey daacadnimadu shaqaynay Goorma ayeeynu dawlad nimada baranaynaa Goorma ayeeynu isu jeclaanaynaa sidii dad wadaleh dad iyo dal hodona oon lakala lahayn maalinbana nin kii qabtaa la taageero Goorma ayeeynu keena xun baranaynaa Goorma ayeeynu keena wanaagsan baranaynaa Goorma ayeeynu hantideena dhabta ah u aqoonsaday doona dad iyo dal lawada leeyahay Goorma ayeey kaldanbayntu iyo is ixtraam.ku shaqaynaya Goorma ayeeynu shakhsigeena daacada ah iyo kaan daacad ahayn kala garan doona waxbaba yuu aqoon haduu doonoe Goorma ayeey dhalinyaradu inay inawadaan loo aqoonsan odayaashuna ku daba fayli Goorma ayeeynu aqoonyahan daacada helaynaa Goorma ayuu masulka ugu sareeya iyo Kan ugu hooseeya sharcigu dhex u noqon Goorma ayuu masuulkeena ugu sareeya ka biqi sharciga Goorma ayeey u maatadadeena si wada jira ugu shaqayn Intan iyo inaad ogtahiin waxan waydinayaa shacabka Sland meelkastooy joogaan.
Kaysar deer kaysar
Wabilaahi tawfiiq
Illahow waxad jeceshahay iyo waxaad raali ka tahy na garansi aamiin