Dhagayso:Maxaad kala Socotaa Madaxwaynaha ku Guulaystay Doorashadii ka dhacday Dalka Botswana
Dhagayso: Xisbiga Dimuquraaddiga ee haya talada dalka Botswana ayaa ku guuleystay doorasho si weyn loogu loolamey oo dalkaasi ka dhacdey Arbacadii.
Natiijada doorashada ayaa la sii filayay in aad la isugu dhawaan doono, laakiin xisbiga BDP ayaa la sheegay in guushu ay raacday, ka dib markii ay soo baxeen natiijooyinkii ugu dambeeyay maanta oo Jimca ah.