( khatarta boliska somaliland iskaa ilaali )
habeen aya waxan donayay inaan so bokhdo qoys aanu qaraabo nahay oo
degeen xafada qudhac dheer ee magalda hargaysa waxan aha wakhadiga
kaligay waxan, watay gaadhi ha sa yeeshee gadhigi aan watay waxaan uu
dalacay murayda waxna ii baxayay qabojiya. waxan ku so hagagay
- xaruuntaa boliska xafada qudhac dheer . lakiin aan la ogolayn in
- habeenki la maro wadada ku beegan xarunta saldhiga boliska ,
- waxa ila hadlay ilaaladi saldhiga waxnay . yidhadeen istaag
- dhawaaq dheer .,lakiin man maqlayn sababto aha waxa ii
- dalacna murayda gadhigaan ku jiro , ka dib waxay igu rideen ,xabad.
- waxnan arkay qof qori igu so fiiqaya ka dib Dad badan oo meesha
- marayay aya qayliyay waxay ii sheegeen inaay meeshu tahay xaruun
- boliis on habeenki meeshan aan la mariin,habeenki lakiin malintii uun
- la maro. gadhigii wan ka degay waxan u tegey askartii waxan ku idhi
- maxaad . calamaad aay dadku arkaan uu dhigi waydeen oo
- digniinaa oo aay dadku ku gartaan inay tahay meel aan habeenki la
- mari karin ama cadynaya inaay tahay xaruun bolis , asgarti waxay
- igu yidhahden orood dawlad uu sheeg oo na dhaaf waxad nagala
- hadlayso garan mayne . wan iska noqaday waxanan ku noqaday
- meshi aan ka imi . waxan subixi go aansaday inaan uu tago cali
- maxamed waran cade oo wakhadiga aha wasiirka ariimha guda
- somaliland cali waran cade waxan ugu teegay gurigisa waxan u
- sheegay wixi xalay igu dhacay waxnan uu so jeediyey dhamaan
- sal.dhigyada boliisk in lo sameeyo calamado digniina oo muujinayay
- khatara aay leedayahy meeshani .. cali wuxu igu yidhi ariintaa aad
- sheegtay way nagu so noqoqotay waxna waanu ka qabanayana
- dhawan hadii illhay yidha , waxan go aansaday saldhigi qudhaac
- dheer ee aan xalay ku sigtay inaan dib igu noqodo oo aan taliska
- saldhiga wixi xalay dhacay la socod siyo waxanan uu sheegay khatartii
- aan xalay galay in arinta waxa laga qabto ama wadadaan habeenki aay
- khadar ku tahay bulshada … runtii way ii garabeen waxay ii sheegeen
- inay waxa ka qabanayan waxan ka so dhaqaaqay waxan imi saldhiiga
- rugtaa gudubta ee new haragysa waxanan la kulmay maxada ugu
- sareeya saldhigaaa . waxan u sheegay wixi xalay saldhiga qudhac
- dheer igaga dhacay kolka waxan donay inaan ariinta aad ka dig
- toonataan . anigo sarkalki uu sareeye saldhiga new hargaysa la
- hadlaya aya waxa no yimi ninkale oo sarkala o aanu isku jufo ka so
- jeedno wuxu igu yidhi .maxad meshaa ka so dontay . waxan ugu
- jawbay adeer taliya ayaan ariin kala hadlayaa . runtii hadalka
- wuu dhibsaday waanu na dhafay
,
malinti labaad aya isgoo hawl gal cidan ku jira ayanu meel maqaxiya oo
- suqa dhexdiisa isugu so galay , isgoo kafdmaya ayaa wuxu yidhi
- rerkaygaa ninka dhofaa wuxu uu socod sida rer hebeel ! waxaan ugu
- jawaabay , adeer hawl qarana waad haysa waxanaynu joganaa suqaa
- inaad manata qabiil ku kafdanto adigo dirayskii cidanka xidhan kuma
- ficnaa lakiin bal markaad so rawaxado aynu isu nimaado kolkaas
- ayaynu kafdami donaye ., markii aan intaa idhi sarkaalki aad ayu uu
- xanaqay waxanu yidhi isgoo cidankisi la hadlayaa xidha kalabkan wuu
- kibraye ! waxa lay taxbay saldhiga new hargaysa intii lay sii waday
- aya waxan la la hadlay sarkaalki ka sareeyay ee saldhiiga haystay
- waxan u sheegay in lay so wado oo la donaayo in lay xidho , wuxu
- yidhi , oo adeer maxad samaysay , waxan u sheegay inaan
- sarkaalki hawl`galka ku jiray ila kafdmay ka diba aan ku ku idhi adeer
- kafdanka jooji intaad shaqada ku jirto , markaa intaas aya laygu xidhaya
- , waxa lay keenay saldhigi intaan magacayga la qoriin ayaa waxa so
- galay sarkalki saldhiga haystay oo aan filayo inay asgarti ii waday
- aay warkaa siyeen .wuxu igu yidhi iska so bax oo intu ninki ku haystay
- meshaa imanaay so fadhiiso meel ayaan fadhistay xafiskiisa ka mida ,
- in yar ka dib waxa no so galay sarkalki iso xidhay , markii uu so
- galay ay sarkaalki saldhiga haystay aya wuxu ku yidhi , maxad ninkan
- ku so xidhay . wuxu ku jawbay adeer ayaan u ahay aniga so xidhye
- iska dhaaf taliye ! cajib intaasi
- markaay dheex martay labadii sarkaal ayaan iska dhaqaqay wanan iska baxay cajib ! ,
sharciga sarakisha bolisa somaliland iska ilaali
