” Madaxweyne Farmaajo Gorgortan Kama Gali Karo Muranka Kiiska Badda Soomaliya ” Prof Cabdi Ismaaciil Samater
Professor Cabdi Ismaaciil Samatar oo cilmiga Juqraafiga ka dhiga Jaamacadda Minnesota ee dalka ee Mareykanka ayaa sheegay inaanay u muuqan in Soomaaliya ay wax gorgortan ah ka geli doonto arinta badda.
Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Raysal wasaaraha Itoobiya ayaa xalay gaadhay dalka kenya halkaas oo lafilayo inay maanta kuwada hadlaan madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya islamarkaasna uu raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed uu halkaas ku dhexdhexaadin doono.