Jaamacadda Hargaysa Waxa Maanta Ka Qalin Jabiyay 33 Dhakhaatiir ah oo cusub.
Hargaysa:- (OWN) Munaasibad Bilan oo lagu qabtay Jaamacada Hargaysa ayaa waxa ku qalin jabiyay 33 Dhakhtar oo CusubĀ kana aflaxay Kuliyadda Caafimaadka Jaamacadda Hargaysa Waxana ka qayb galay Masuuliyiin Dhakhaatiir Waalidiin iyo Maamulka Jaamacadda Hargaysa………………….. Halkan Hoose Ka Daawo……….