Daawo:-Wasiirka Wasaarada Hawlaga Guud Iyo Maayirka Caasimada Hargeysa Oo Ka Hadlay Dhismaha Madaxtoyada Cusub Ee Somaliland Iyo Amaro Ay Soo Saareen.
Hargaysa-(OWN)-Wasiirka hawlaha guud ee Somaliland iyo Maayarka caasimada Hargeysa ayaa waxaa ay soo saareen Amaro ku saabsan madaxtooyada cusub ee Somaliland looga dhisaayo galbeedka magaalada Hargeysa,
Masuulyiintan ayaa sheegay in madaxtooyada cusub dayr keeda aan loo dhawaan Karin 500 M isla markaana aan laga ag dhisi Karin wax fooq ah,
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan