Daawo:Shir Sanadeedkii Saddexaad ee Heritage oo ka furmay Jabuuti

Shir Sannadeedkii saddexaad ee machadka daraasaadka Siyasaadda Soomalida ee Heritage ayaa maanta ka furmay magaalada Jabuuti.

Kulanka waxaa sanadkan lagaga hadlayaa kaalinta Soomaalida ee nabadda Geeska Afrika, waxaana ka qeyb-galay Soomaali ka kala timid dalal badan oo caalamka ka mid ah.

 

Mas’uuliyiinta ka qeyb-galaya waxaa ka mid ah wasiirka Arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, iyo madaxweynaha maamulka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar.

Wararka ku Saabsan Shirkaas Halkan Hoose ka Daawo:

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker