UMMAD QABYAALADAY-SANI HORE UMA MARTO

Ummad qabyaaladay-sani

Hore uma marto

Keene iyo kordhiye

Keen. Waar yaa kordhiye saaxiib anigu waan yaabanay

Ummadan habaarku ku dhacay ee qabyaaladu baabi,say

Ee maalinba tii ka danbaysa kasii daraysa.

Bal ka waran ninkan yurub ku wareegaya ee shraxan.

Kordhiye. Saaxiib waa sidaa aad usheegtay markaa qaran

Haddaanu waddaniyiin ahayn hore uma maro

Haddaan ubaydho ninkan yurub ku wareegaya ee loo sacabaynayo

Hadduu qaran kale ku nool yay jeelbuu ku jiri lahaa

Iskaddaa inuu is sharaxa,oo liiska madaw ayaa la gelinlaa

Hadaba maxaa looga hor imanayaa waxa weeye qabyaalad

Oo waxan hor yaacayaa waa beeshoodii  ma garanayaan

In mustaqbalkii caruurtooda iyo dhaqaalahoo-diiba uu ku ciyaaray

Weliba qaarbaa aqoonyahan isku sheegaya

Waxaan ku qoslay mid le ninkan oo waaya araga oo siyaasi

Weyna dalkana wax badan usoo qabtay hoostaan ka idhi

Beenbaad sheegtay

Ee waxaad tidhaa ninkanoo tuug weyna qaran dumisa.

Malaayiin doolar lunsaday isagoo ka faaiidays-tay

Dawladii adeerkii haystay

Immikana tii oo kalaa ina haysata booba yaa waddani.

 

 

Guuleed liibaan snm1710@live.com.uk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker