Home » Archives by category » Uncategorized (Page 3)
Somaliland Maxay Ka Baran Kartaa Doorashadii Finland Ka Dhacday?  Xildhibaan Roda Hassan

Yaan si xun loo fasiran waxaan ahay Muwaadin dadka iyo dalka danaynaaya.     Doorashadii Madaxweynaha Finland oo dhacday 28.1 2018 oo aan ka mid ahaa xubin gudida doorashada. Doorashadii hore ee dhacdayna aan ka ahaa gudoomiye ku xigeen gudida doorashada ee gobolka. Somalilanda labadii dhoorasho ee madaweynahana goob joogayaasha caalamiga ayaan ku jiran, waxaan […]

Continue reading …
Ceeriyaamo Hakad Galisay Isu-socodkii Gaadiidka Ee Magaalada Hargeysa

Ceeriyaamo Hakad Galisay Isu-socodkii Gaadiidka Ee Magaalada Hargeysa , halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan.    

Continue reading …
Heesta  QARAN Iyo Qabiil Isma Qaadi Karayaan Iyo Codkii Alfanaan Fu’ad Omar Abdi

Hees Cusub QARAN Iyo Qabiil Isma Qaadi Karayaan Iyo Codkii Alfanaan Fu’ad Omar Abdi halkan hoose ka dhagayso heestan cusub oo dhamaystiran. Hees Cusub QARAN Iyo Qabiil Isma Qaadi Karayaan Iyo Codkii Alfanaan Fu’ad Omar Abdi halkan hoose ka dhagayso heestan cusub oo dhamaystiran.

Continue reading …
Duuliyaal reer Israel ah ayaa diidey inay duuliyaan dad soo galooti magangalyo doon Afrikan ah oo dib loogu celin laha dalalka Rwanda &Uganda!

Shirkad laga leeyahay dalka Israel ayaa diiday in ay ka qaybqaadato qoxooti afrikana ah ay dawlada Israel ay donayso in ay dib ugu celiso dalalka Rwanda & Uganda. Xukumada Israel ayaa donaysa in ay ka caydhiso dalkeeda 38.000 magangelyodoona oo soo kala jeeda dalalka Eritrea iyo Sudan  sanadka 2018 ila bisha march  hadii ay iskood […]

Continue reading …
Suldaanka Guud Ee Somaliland  Oo Sheegay Inuu Dagaalka Ceel-afweyn U Dhaxeeyo Xukuumadda Iyo Beel , Ka Shifayna Shixnada Hub Ah Oo Xukuumaddu Siisay Beesha Habar-jeclo + Suldaan Maxamed Oo Shaaciyey Inuu Garxajis Oo Dhammi Dagaalka Gelayo. + Muuqaa

Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Sheegay Inuu Dagaalka Ceel-afweyn U Dhaxeeyo Xukuumadda Iyo Beel , Ka Shifayna Shixnada Hub Ah Oo Xukuumaddu Siisay Beesha Habar-jeclo + Suldaan Maxamed Oo Shaaciyey Inuu Garxajis Oo Dhammi Dagaalka Gelayo.

Continue reading …
Is Somaliland a Company? Or Is It a Country?

There is a visible sense of crisis in the present Somaliland situation. The crisis is not just about economic decline, inflation unchecked and corruption rampant — which affects everyone — but also about the political ignorance that divides Somaliland people into factions and foes  — a delution in the present leadership whose visionless political strategy […]

Continue reading …
Gudoomiye Ku-Xigeenka Guddiga SAHAN-BARWAAQO Oo Bulshadda Usoo Jeediyay Inay Ka Feejignaadaan Baasaabooradda Somaligga Ah Ee Been-Abuurka Ka Ah

Gudoomiye Ku-Xigeenka Guddiga SAHAN-BARWAAQO Oo Bulshadda Usoo Jeediyay Inay Ka Feejignaadaan Baasaabooradda Somaligga Ah Ee Been-Abuurka Ka Ah

Continue reading …
Daawo Boobka Lagu Hayo Kheyraadka Dalkeena Iyo Sida Dadkeenu Uga Qatan Yihiin.

 Boobka Lagu Hayo Kheyraadka Dalkeena Iyo Sida dadkeenu Uga Qatan yihii, waxaana ka faalooya Aqoonyahan Adan Jama Kahin, Halkan hoose ka daawo      

Continue reading …
Ethiopia Oo Xabsiga Ka Sii-deysay Hoggaamiye Mucaarad ah

Addis Ababa (OWN) Dowladda Itoobiya ayaa xabsiga ka sii deysay hoghaamiyaha mucaaradka Merera Gudina kaddib markii uu xirnaa.Hoggaamiyaha mucaaradka Oromada ayaa al sii daayey saaka aroortii waxaana loo oggolaaday in uu dib gurigiisa ugu laabto.Waxa uu xabsiga ku jirat tan iyo bishii December sannadkii 2016 waxa uu lagu eedeeyay dambiyo dhowr ah sida in uu […]

Continue reading …
Daawo Xog La’aanta Warabaahinta Maxaliga ah Ee Safarada Madaxweyne Muuse Biixi : Warbaahinta Dalka Iyo Ta Shisheeye Middee Ayuu Qadariyaa ?

Xog La’aanta Warabaahinta Maxaliga ah Ee Safarada Madaxweyne Muuse Biixi :Warbaahinta Dalka Iyo Ta Shisheeye Middee Ayuu Qadariya , halkan hoose ka daawo warbixin arintaas ku saabsan.      

Continue reading …