Dagaal Beeleed Markale Dib uga Qarxay Deegaanno hoostaga Degmada Ceel Afwayn

Wararka laga helayo Deegaanka Ceel afwayn ee Gobolka Sanaag ayaa waxa ay sheegayaan in markale uu dagaal dib uga qarxay Deegaanka Dararwayne oo ka tirsan Degmada Ceel-afwayn Dagaalka aya waxa uu u dhexeeyaa labo beelood oo hore Dagaal ugu dhexmaray deegaankaasi wararka aya waxa ay sheegayaan in rasaas laga maqlayo Gudaha magaalada wararku waxay intaa ku darayaan in Ciidamada Somaliland Kala dhexgaleen islamarkaana Kala joojiyeen Gurmad labada beelood ukala socday ilaa hadda lama oga khasaaraha Dhabta ah ee ka dhashay iska hor imaadka udhexeeya Beelihii Halkaasi hore ugu diriray, dhinaca xukuumadda ayaan ilaa hadda ka hadal dhacdadan, Colaadan aya ah mid Soo noqnotay oo ilaa hadda aan wax xal ah laga gaadhin Xukuumadda Soomaaliland ayaa iyadu ku guuldaraysata wax ka qabashada Coolaadan Riiqdheeraatay ee soo noqnoqotay, Wixii warar ah ee kasoo Kordha Kala Soco (OODWEYNE NEWS)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker