DAAWO Madaxweynaha Somaliland oo safar shaqo ku Tegay Dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 03-09-2019 safar shaqo ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ee aynu jaarka iyo walaalaha nahay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker