Daawo:-Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Markale Caddeeyay Mowqifkooda La Xidhiidha Doorashada.

Hargaysa-(OWN)-Aadan Suldaan Diiriye Oo Kamida Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Warfidiyeenka Kula Hadlayay Xarunta Dhexe Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Markale Caddeeyay Mowqifkooda La Xidhiidha Doorashada Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker