Daawo:-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Eedeymo Culus Ujeediyay Xisbiga Waddani.

Hargaysa-(OWN)-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac ayaa waxaa uu maanta xisbiga Waddani u  jeediyey eedeymo culus oo uu warqad ka akhrinaayey .

Eedeymahan oo uu dhawaan xukuumada u jeediyey xoghayaha guud ee xisbiga Waddani ayaa waxaa ay u muuqta in ay eedeymahaasi ay madaxtooyadu si xoogan u dhibsate……Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker