Weftigii Madaxweynaha Somaliland oo hadda gaadhay Washington DC.
Weftigii madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo hadda gaadhay Washington DC.
Waxaana madaxweynaha iyo weftigiisa halkaa ku soo dhaweeyey wasiirka Arrimaha dibeda, safiirka Somaliland u fadhiya maraykanka iyo Jaaliyadda reer Somaliland.