Dhegayso: Dad Soomaali Loo kordhiyey Sharcigii ay ku joogeen Mareykanka

Hay’adda Mareykanka u Qaabilsan dhalashada iyo soo Galeetiga  ayaa maalintii shalay ku dhawaaqday in ay muddo 18 bilood ah u Kordhisay Sharciga kumeel Gaadhka ah ee ay dalkan ku joogaan ku dhawaad kun  oo Qof oo Soomaali ah.

Jeylaani Xusseen oo ah Madaxa Gobolka Minnesota ee Hay’ada u Doodda Xuquuqda dadka Muslimiinta  ah ee ku Sugan Mareykanka ee CAIR oo dhawaan magaalada Washington u yimid sidii Xaaladda Soomaalida wax looga bedeli lahaa ayaa  Ayaa Faahfaahin ka Biyay siday Wax Noqonayaan.

 

WARKAAS OO DHAMAYSTIRNA HALAKAN HOOSE KA DAAWO:

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker