“Waxaan Ogaaday In Ninkuba Aanu 100% Sheekh Ahayne Uu Yahay Siyaasi Mashaariic Ka Qaata Dawladda”…. Guuleed Dafac
Daawo Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Talaabo Ka Qaado Sheekh Cabdiraxmaan Dheere hadaanay kula socon , Iyo Sheekha oo iska Difaacay, halkan hoose ka daawo