Xisbiga Liberal-ka oo ku guuleystay doorashada Canada

Xisbiga Liberal ee Mark Carney ayaa ku guuleystay doorashada Canada, waxaana uu soo dhisi doonaa dowladda soo socota, sida ay sheegtay warbaahinta CBC.

Mar sii horreysay Warbaahinta Canada ayaa saadaalisay in xisbiga haya talada ee Liberal Party uu ku guuleysanayo muddo xileedkiisii afraad oo xiriir ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker