SOMALILAND SIDEEDII SANO EE U DAMBEEYEY WAXAA SHAASHADDA LA ISLA HOR FADHIYAA WAX WEYN BAA QALDAN IYO WAX QALDANI MA JIRO-RUNTUNA WEY INA AGTAALLAA.
Haddaad shaashadda iyo midea ha dib u milicsato dadyawga Allah ku abuuray Dalka Somaliland 8dii sano ee u dambeeyey dildilaac weyn ayaa ka muuqda wadaninimadooda(Nationhood), (tri behood) koodana waxaa ku suntan oo si weyn uga muuqda is muujin iyo collaadu isa soo taraya oo kala safan qolo walba siyaasiyiinta oday, Salaadiinta Ida wax faradkooda. Anigana qaflad yaan laga fahmin fikirkayga oo weliba aanan wax cidna kaga Rabin oo aan degganay wadan aad uga fog Somaliland oo oo Somalilander ah oon ahayn qolyaha Jeegaanta la baxay, oon ahayn qolyaha Garxajis ee BUURTA fuulay oon ahayn Esse iyo Samaroon midna oo Sanaag Bari ahayn oon ka soo Jeedin Gobolkii qaali a ahaa ee SOOL oo maanta I si daayoo jin iyo Insiba isku dilayaan oon Gabooyaha weligood ba dul an. Waxaan reer Somaliland aw idiin sheegayaa (caqliga-food-la indinkaga shubye) waxbaa soo socda waxaanaa taa ka markhaatiya haddaa dadka madaxda ah dib u milicsataan hadaladooda liiska leh wax qaldini ma jiraan waxaa u horeeya Xukuumadda Muse Biixi iyo siyaasiyiinta ugu horeeyey Boobe, Cali Gurey, Mohamed Xaashi, Cabdi Gaboobe, Ahmed Yussuf Yassin iyo Wasiiraddii Siilaanyo iyo Usaga qudhiisa, Suleiman Gaal iyo mushaahaaro illaashanaya oo dhan, Dhinaca kale siyaasiyiinta Wadani oo oo dhan ugu horeeyo BUU aa, Cirro, Cabdiqadir Jirde kuwa reer SOOL iyo Sanaag Bari Awdel Badankoodu waxgarad iyo Siyaasiyiin waxay iyana leeyihiin wax weyn baa qaldan oo wadaninimadii Somaliland hortaagan. Jabhada cusub ee COL. CAARRE E LAGU QULQULAYAA iyana waxay leedahay wadanka iyo ciidamada waxweyn baa qaldan. Marka intaa madaxda Somaliland isla horfadhido had iyo jeer runta jirtaaba agtaallo waxay arinka socdaba wuu (develop) garoobayaa maalinba maalinta ka dambaysa ARINKUNA WUXUU TAAGANYEY WAXAA JIRA WEYN OO QALDAN IYO QALDANIBA MA JIRAAN Xalku waa mindi caaradeed Bay himiladii Somaliland saarantay Dhinaca ay u dhacdaaba la eegayaa waqtiyada soo socda.