Somaliland oo la Siidaysay 11 Maxbuus oo Puntland ah
Xukumada Somaliland ayaa markii ugu horeysay ku dhiirtay in ay sii dayso Maxabiis gaadhay 11 Maxbuus oo lagu soo qabtay dagaalkii laascanood kuwaasi oo maanta lagu wareejiyey Garaadada Ismaamulka Somalida Itoobiya ee Jigjiga.
1. Mohamoud mohamed samatar
2. Jama abdirashid ciise
3. Mohamoud mohamed mohamoud
4. Abdimudalib Abdi Shire
5. Ali mohamoud mohamed
6. Omer mohamoud ismail
7. Mohamoud caabi elmi
8. Ahmed mohamed jama
9. Ahmed jama abdilahi
10. Mursal mohamoud Abdirahman
11. Ahmed Faarax warsame