Daawo: Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lagu Waraysanayo Eng Faysal Cali Waraabe
Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka ee Ucid oo waraysi aad u Xiiso badan isla mar ahaantaana Dhinacyo badan Taabanaya siiyay Tv-ga Bulsho , Eng Faysal Cali Waraabe isagoo ku Sugan dalka Sweden.
https://youtu.be/pHegzj8_NAg