Dhageyso: Wiilkii xaaskiisa ku dul ooyey arooskiisa oo wareyso xiiso leh bixiyey

Sadiiq Cabdinaasir oo ah wiil dhowaan caruus galay, ayaa ku dul ooyey xafladdii arooskiisa ayada oo dadka qaarkood ay sheegeen inuu la ooyey โ€œjaceylka uu xaaskiisa Ilhaan u qaboโ€.

Sadiiq Cabdinaasir oo wareysi siiyey BBC Somali ayaa sheegay inuu la ooyey farxad darteed iyo hanashada xaaskiisa.

โ€œQof walbo biniโ€™aadam ah oo qalbi leh maalin ayuu ooyaa, waxaan la ooyay farxad darteed, sida ay qoyskeeyga uga soo qeyb galeen xaflada arooskeyga iyo inaan hantiyay qofkaan dunida ugu jeclaaโ€, ayuu yiri Sadiiq Cabdinasir oo BBC-da la hadlay.

Waxay ahayd habeen xasuus ku reebtay dadka ka soo jeeda gobolka Mudug oo arrintan siyaabo kala duwan uga falceliyay qaarkood ayaa waxayba aaminsanihin in reer Mudug ay yihin dad aanan lagu aqoonin calool jileec.

Halkan Ka Dhegeysoย 

https://www.youtube.com/watch?v=fI2dZAGjy5A

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker