Daawo:“Saylac Way Go’doonsan Tahay Illaa Hadda Wax Gargaar Ah Lama Gaadhsiin…” Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin.
Daawo:“Saylac Way Go’doonsan Tahay Illaa Hadda Wax Gargaar Ah Lama Gaadhsiin…” Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin.Xildhibaan axmed cabdi kaahin ayaa baaq adag u hawada u mariyay Xukuumada Somaliland isagoo ugu baaqay in Gurmad deg deg ah Loo Fidiyo Degmada Saylac oo Gabi ahaanba ay Go,doomiyeen Biyihii Roobabkii Cuslaa ee Maalmihii Ina dhaafay ka Dagay Guud ahaanba Geeska Africa
https://youtu.be/qAoWgkBjNc0