Fanaan Saalax Sanaag oo Lagu Xidhay Madaarka Hargeysa

Warar lagu kalsoon yahay oo aan helnay ayaa xaqiijinayay in fanaanka caanka ah ee Saalax Sanaag lagu xidhay madaarka caalamiga ah ee Hargeysa, xilli uu dalka dib ugu soo noqday.

Saalax Sanaag ayaa sida la sheegay kasoo ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo uu ku sugnaa bilihii u dambeeyay.

Fanaanka ayaa sidoo kale lagu xasuustaa in uu hore uga soo muuqday magaalada Laascaanood intii uu socday dagaallku,taasoo la rumeysan yahay inay sabab u tahay xariggiisa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker