Mudanayaasha Xilka ka Qadaya Maayir Mooge oo Madaxtooyada looga yeedhay
Ilo Xogogaal ah ayaa OWN u xaqiijiyay in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cirro u yeedhay Xildhibaanadii Golaha Deegaanka Hargaysa ee Doonayay inay Xilka ka Qaadaan Maayarka Caasimada,
Xildhibaanada Madaxweynuhu u yeedhay ayaa kala ah
1_Xil. Maxamed abiib siikaawi
2_Xil. Siciid jamac cali
3_Xil. Aden jamac (mideeye)
4_Xil. C/raxmaan c/.
laahi(fidaar)
5_Xil. C/raxmaan solteco
6_Xil. Axmed Yoonis juxa
7_Xil. Siciid c/samad (cudhay)
Wararka Laga helayo kulankan ayaa waxa la filayaa in uu Madaxweynuhu Xildhibaanada kala hadlo Khilaafka u dhexeeya Maayarka iyo Xildhibaanada.