Maxamed BK Oo Fanka Ku Soo laabtay

5 sanno ka dib, Fanaanka Maxamed Bk ayaa soo saari doona laba heesood oo ku soo baxaya Maqal iyo Muuqaal kuwaas oo uu ugu talogalay Bandhiga barnaamijka waxqabadka 100-ka cisho ee xukuumada Madaxwayne Cirro.
heesahan oo hada diyaarintoodu socoto waxa gacanta ku haysa Shirkada Astaan Cable oo dhawaan baahin doonta.
Heesta koowaad oo lagu magacaabo (Qolaa laga guurayaa) waxa ereryadeeda sameeyey abwaanka wayn ee Daaha Gaas, laxanka heesta waxaa leh Bk halka Music uu ku ladhay Axmed Wali Furinle.
sidoo kale heesta labaad oo uu sameeyey Abwaan Dacar waxaa lagu magacaabaa (Alaylehe gu’ baa da’ay) laxanka waxa leh isla Bk, music-gana waxaa tumay Axmed Wali Furinle.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker