DAAWO: Golaha Wakiillada Oo Shaaciyey Magacyadda Mas’uulyiintii Boobay Hantidii Ummada Ee Xukuumadii Madaxweyne Siilanyo Iyo Xadiga Lacaga La Lunsaday
Xildhibaan Naasir Cali Shire Guddoomiyaha Gudida Dabagalka Iyo ilaalinta Hantida qaranka ayaa waxaa uu maanta shaaciyey magacyada masuulyiintii boobtey hantidii ummada iyo qaabkii ay ku baxdey lacago badani xukumaddii Madaxweyne Siilanyo, Halkan hoose ka DAAWO