Sadex qof oo isku qoys ah ayaa ku geeryooday Shil gaadhi

Sadex qof oo isku qoys ah ayaa ku geeryooday Shil gaadhi oo naxdin badan oo ka dhacay deegaanka Xidda, waxaa sidoo kale dhaawacyo soo gaadheen sadex qof oo kale oo kamid ahaa rakaabka ah .

sidda la xaqiijiyay, dhamaantood waxay ahaayeen isku qoys, waxayna ka yimaadeen booqasho ay ugu tageen wiil ku xidhan xabsigga Qardho.

1. MUXSIN Cali Qayl
2. C/Salaam Khaliif Mooteeye
3 . Shamis Yuusuf Diraaac

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker