Eng Faysal Cali Waraabe oo War Cusub Soo Saaray

Marka hore Waxan Hambalyenaya Dhaman Geesiyada Ciidanka Qaran, iyo Ciidanka Madaniga. Waxan si gaar u hambalyenaya Ciidanka Sanaag Guusha Ilaahay siiyey shalay.

Waxaa la yidhi dadko kala Nasiib iyo Burji waangason.
Abdiraxman Ahmed Ali (AUN) Waxu Hoganka SNM qabtay iyado xalaad Xun jirta, Haddan Ilaahay Waxu Abdiraxman ku guuleeyey 9 bilood iyo 17 cisho Gudahood.

Hadda inti Darooshada MW ka dambaysay oo ah Sadex bilood, waxu Cadawo in soo weereray lix jeer, Lixdii jeerba Ilaahay guushi ayuu ina siyey Alxamdulilah. Maxaa yeelay waynu isku calool fayawnahay.

1- Dacaawalay u ujeeded ONF aheed in ay Hawd iyo Reseve area inaga so saaraan
2. Qorilugod
3. ⁠Shan Geed
4. ⁠Buqdharkayn
5. ⁠Ceerigaabo
6. ⁠kii shalay oo 16 maxbuus uu ka mid Yahay Garad Abdillahi Saleeban walaalkii Shacbiga JSL waxaan ugu baaqaya in waxa yar ee aynu ku kala argti duwanahay la ilaawo. Somali way inoo heshiisay, waa in Aynu Dawlad iyo shicib gacamaha is qabsanaa.

Ilaahayow naga badbaadi Xaasidiintan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker