” Fiqi Jaahil ilaa hadda xidhiidh ayuu la leeyahay waa double Agent.” Faysal Cali Waraabe

Siyaasi Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Qoraal uu ku baahiyaay Baraha Bulshada ayaa si aada runta ugu sheegay Siyaasiga aan Is Aqoon ee Fiqi Waxau u dhignaa qoraalka Eng Faysal Sidan :
Bal eega waa kaa Fiqi Jaahil ilaa hadda xidhiidh ayuu la leeyahay waa double Agent. Dadkani caqli male ay dal ku hogaamiyaan, maskaxdooda inta hunguriga ayaa shaqaynaysa. Hadda waxay leeyihiin tobanka kasoo jeeda SL ayaa wada AS. Runtii 50% waa Hawiye, wixii Majeerteen u sheegto ayay ku hadaaqayaan. Waxaad moodaa in boqol keenadiidkii uu ka xoreeyey Musa Igare 1945 uu weli xukumo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker