Xisbiga Kulmiye oo Ka Hadlay Wadahadalada Ay Somaliland Ka Baxday

Wasiirkii Hore Ee Distoorka hatana ah afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni ayaa qoraal uu Ku Baahiyaay Baraha Bulshada waxa uu u dhignaa sidan.

Go,aanka golaha Wasiirada JSL ee khuseeya wada hadaladii Jamhuuriyada Somaliland iyo Soomaliya ee maanta xukuumadu ka baxday waxay qaanuuniyan hirgalayaa marka labada gole qaran ee Guurtida iyo Wakiiladu go,aan labada gole ah ku joojiyaan.

markaa waa in Madaxweynaha Jamhuuriyada somaliland go,aanka golaha Wasiirada u gudbiyaa labada golle oo fadhi wada jira yeesha maadaama marka horeba labada gole ogolaadeen.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker